Habka Cuntada Loo Kariyo

Qodobbada ugu horreeeya ee u baahan in la fahmo waa:

1. In aad cuntada isku darkeeda, xawaashaynteeda aad u samayso sida caadiga ah ee aad taqaanid

2. In cuntada marka aad isku dartid ee biyaha ku shubtid aad sugto daqiiqado in ay karkarto.

(OGOOW!!! Biyaha waa in laga yareeyaa oo tusaale ahaan bariiska ay biyuhu dusha inyar uun ka maraan)

3. In aad ka dib ku riddid Wonderbagta oo aad shaqooyinkaaga kale qabsatid

Haddaba haddii aad rabtid cuntooyinka kala duwan ee adduunku ku samaysto in aad baratid oo aad tijaabisid, fadlan riix halkan.